KU XOOJI XIRFADAHAGA XARUNTA JOBSKILLS

KU XOOJI XIRFADAHAGA XARUNTA JOBSKILLS

Adduunkan maanta xawliga ku socda, furaha lagu heli karo Shaqo la isku haleyn karo waa in la helo xirfado iyo aqoon sax ah. waxa aad muhiim u ah in shaqo doonka iyo shaqaaluhuba inay sii hormaraan Xirfadahooda shaqdaa , waxaan wada ognahanay in Xirfaddau tahay aas-aaska shaqa kasta , waanu fahamsanahay caqabadahan ka yimaada xirfad la,aanta sidaas darteed Xarunta jobskills waxay ka dhigtay hadafkeeda ah in ay sookoobto โ€‹โ€‹farqiga u dhexeeya hamiga iyo guusha.

Waa Maxay Xarunta Jobskills

Jobskills kaliya maaha xarun tababar iyo la-talin; waa xudunta isbadalka shaqooyinka . Iyada oo lagu aasaasay aragti lagu xoojinayo shakhsiyaadka iyo sida ay u guuleysan karaan shaqooyinkooda ,

JobSkills waxay bixisaa adeegyo HR oo dhammaystiran iyo Tababaro ku haboo baahiyaha shaqaalaha gaarka ah iyo suuqa shaqada ee maanta. Haddi aad tahay shaqo-doon ujeedadiisu yahay in uu sameeyo Mustaqbal shaqo ama aad tahay shaqaale doonaya in uu kor u qaado xirfadihiisa , waxaanu halkan u joognaa inaanu kugu hagno tillaabo kasta oo kuu dhaweyneysa guusha Mustaqbalka .

1 Comment

  1. Hi, this is a comment.
    To get started with moderating, editing, and deleting comments, please visit the Comments screen in the dashboard.
    Commenter avatars come from Gravatar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *