Adduunkan maanta xawliga ku socda, furaha lagu heli karo Shaqo la isku haleyn karo waa in la helo xirfado iyo aqoon sax ah. waxa aad muhiim u ah in shaqo doonka iyo shaqaaluhuba inay sii hormaraan Xirfadahooda shaqdaa , waxaan wada ognahanay in Xirfaddau tahay aas-aaska shaqa kasta , waanu fahamsanahay caqabadahan ka yimaada xirfad la,aanta sidaas darteed Xarunta jobskills waxay ka dhigtay hadafkeeda ah in ay sookoobto โโfarqiga u dhexeeya hamiga iyo guusha.
Waa Maxay Xarunta Jobskills
Jobskills kaliya maaha xarun tababar iyo la-talin; waa xudunta isbadalka shaqooyinka . Iyada oo lagu aasaasay aragti lagu xoojinayo shakhsiyaadka iyo sida ay u guuleysan karaan shaqooyinkooda ,
JobSkills waxay bixisaa adeegyo HR oo dhammaystiran iyo Tababaro ku haboo baahiyaha shaqaalaha gaarka ah iyo suuqa shaqada ee maanta. Haddi aad tahay shaqo-doon ujeedadiisu yahay in uu sameeyo Mustaqbal shaqo ama aad tahay shaqaale doonaya in uu kor u qaado xirfadihiisa , waxaanu halkan u joognaa inaanu kugu hagno tillaabo kasta oo kuu dhaweyneysa guusha Mustaqbalka .
Hi, this is a comment.
To get started with moderating, editing, and deleting comments, please visit the Comments screen in the dashboard.
Commenter avatars come from Gravatar.